IFO 2: Taageerada Kuwa ka Badbaaday Rabshadaha-Save the Children International (SCI)

Telefoon0722205207
Telefoon0722610421
Websitehttps://kenya.savethechildren.net
Emailkenya.info@savethechildren.org
Sifo

Adeegyada la bixiyo:

  • Taageerada kuwa ka badbaaday rabshadaha (galmo, jireed, maskaxeed, ama noocyo kale oo rabshado ah)
  • Taageerada kuwa ka badbaaday jirdilka
  • Taageerada kuwa ka badbaaday ka ganacsiga dadka iyo dhiig-miirashada
  • Taageerada kuwa ka badbaaday takoorka

Shuruudaha u-qalmitaanka

  • 4 ilaa 16 sano jir

Helitaanka

  • Dhammaan adeegyadu waa lacag la'aan

Maalmaha gelitaanka iyo waqtiga

  • Laga bilaabo 8 subaxnimo ilaa 1 galabnimo xafiiska goobta
  • Waqtiga jawaab celinta: 24 Saac gudahood

 Cinwaanka jirka

  • Xerada Qaxootiga Dhadhaab (Ifo 2 oo ku xigta WFP RUB HLS)