Home-ka
Adeegyada
Xog
Ku saabsan
Soomali
Home-ka
Adeegyada
Xog
Ku saabsan
Soomali
IFO 2: Taageerada Bulsho-bulsheed- Save the Children International (SCI)
Maqal
Sifo
Adeegyada la bixiyo:
La-talin mid-ka-mid ah
La-talin kooxeed
La-talinta qoyska
Taageerada shucuureed
aageer koox-kooxeed fadhiyada waalidnimo
Shuruudaha u-qalmitaanka
4 ilaa 16 sano jir
Goobta
Xerada Qaxootiga Dhadhaab (Ifo 2 oo ku xigta WFP RUB HLS)
Helitaanka
Meel ammaan ah oo gaar ah oo loogu talagalay la-talinta mid-ka-mid ah
Goobaha u habboon carruurta
Adeegyada liiska ku jira waa lacag la'aan
Maalmaha gelitaanka iyo waqtiga
Laga bilaabo 8 subaxnimo ilaa 1 galabnimo xafiiska goobta
Waqtiga jawaab celinta
24 Saac gudahood
Saacadaha furitaanka
Telefoon
0722205207
Telefoon
0722610421
Email
kenya.info@savethechildren.org
Website
https://kenya.savethechildren.net