Nolol-maalmeedka/Taageerada Shaqada (KRCS)

Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 8/10/2023
Telefoon254110483063
WhatsApp254110483063
Emailinfo@redcross.or.ke
Websitehttps://www.redcross.or.ke
Sifo

Nolol-maalmeedka/Taageerada Shaqada

  • U gudbinta loo shaqeeyaha 
  • Taageerada iskaa wax u qabso 

Shuruudaha u-qalmitaanka

  • Adeegyada gudaha xarumaha KRCS uma baahna bandhig dukumeenti ah
  • Adeegyada u baahan gudbinta ka baxsan Dhadhaab waxaa loo ogol yahay oo keliya qaxootiga diiwaangashan