Kakuma: Waxbarasho - Humanity & Inclusion (HI)
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 8/10/2023
Sifo
Adeegyada la heli karo
- Caawinta isdiiwaangalinta dugsiga
- Bixinta agabka caawinta
- Kaalmaynta dugsiga caruurta naafada ah
- Tixraac
Shuruudaha u-qalmitaanka ama shuruudaha gelitaanka adeegyada
- Ma jiro calaamad u-qalmitaanka
- Adeegyada la heli karo iyada oo aan loo gudbin
Helitaanka adeegyada Xarunta
- Meel badbaado leh oo loogu talagalay carruurta
- Xiriiriyaha luqadda dhegoolaha ayaa diyaar ah
- Gelitaanka goobtan ayaa leh meel sare
- Goobtan waxaa ku sugan shaqaale dumar ah
- Goobtani waxay leedahay musqulo u gaar ah ragga iyo dumarka
- Dhammaan adeegyada liiska ku jira waa lacag la'aan
Saacadaha furitaanka
Isniin:-8:00 - -5:00
Talaado:-8:00 - -5:00
Arbaco:-8:00 - -5:00
Khamiis:-8:00 - -5:00
Jimce:-8:00 - -5:00