Adeegyada
Tababar xirfadeed
Shuruudaha u-qalmitaanka ama shuruudaha gelitaanka adeegyada
Si aad u hesho adeegan, waa inaad tahaay:
- Qaxooti
- Magangalyo-doon (Diiwaan gashan iyo mid aan diiwaan
gashanayn)
- Xubinta bulshada martida loo yahay
Markaad codsanayso, waxaad u baahan tahay inaad haysato waxyaabaha soo socda:
Helitaanka
- Albaabka goobtan waxa uu leeyahay meel sare
- Goobtan waxaa jooga shaqaale dumar ah
- Goobtani waxay leedahay musqulo u gaar ah ragga iyo dumarka
- Dhammaan adeegyada liiska ku jira waa lacag la'aan
- Tirada musqulaha la isticmaali karo ayaa ku filan ardayda
xaruntan Haa
- Musqulaha waxaa lagu kala saaraa jinsiga
- Musqulaha waxaa loo habeeyey dadka naafada ah
- Waddooyinka loo maro musqulaha taas oo u oggolaanaysa
aaladda gargaarka dhaqdhaqaaqa (kursiga taayirrada, biraha, iwm.)
- Xarunta waxbarashadu waxay leedahay koronto dhaliyaha