Iftin AEP

Sifo

Adeegyada 

Waxbarashada dugsiga hoose 

Shuruudaha u-qalmitaanka ama shuruudaha gelitaanka adeegyada 

Si aad u hesho adeegan, waa inaad tahaay: 

  • Qaxooti 
  • Magangalyo-doon (Diiwaan gashan iyo mid aan diiwaan gashanayn) 
  • Xubinta bulshada martida loo yahay 

Markaad codsanayso, waxaad u baahan tahay inaad haysato
waxyaabaha soo socda: 

  • Shahaadada dhalashada Kenya 
  • Xaashida caddaynta 

Helitaanka 

  • Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare 
  • Goobtan waxaa ku sugan shaqaale dumar ah 
  • Goobtani waxay leedahay musqulo u gaar ah ragga iyo dumarka 
  • Dhammaan adeegyada liiska ku jira waa lacag la'aan 
  • Tirada musqulaha la isticmaali karo ayaa ku filan ardayda
    xaruntan 
  • Musqulaha oo lagu kala saaro jinsiga 
  • Musqulaha looma habeeyo dadka naafada ah 
  • Xarunta waxbarashadu ma laha koronto 

Saacadaha furitaanka

Isniin:-8:00 - -4:00
Talaado:-8:00 - -4:00
Arbaco:-8:00 - -4:00
Khamiis:-8:00 - -4:00
Jimce:-8:00 - -4:00