Macluumaadka ku saabsan halka iyo sida loo helo, iyo Caawinta cusboonaysiinta dukumiintiyada sida rukhsadda shaqada, liisanka darawalnimada; Turjubaan ayaa ku raaci doona si uu kaaga caawiyo helitaanka adeegga dadweynaha; Macluumaadka ku saabsan ku noolaa

Refugee Consortium of Kenya

Sifo

Adeegyada

Warbixin ku saabsan ku noolaanshaha Kenya

Macluumaadka ku saabsan adeegyada deegaanka

Macluumaadka ku saabsan halka iyo sida loo helo dukumiintiyada sida rukhsadda shaqada, laysanka darawalnimada

Caawi cusbooneysiinta dukumiintiyada

Turjubaan ayaa ku raaci doona si uu kaaga caawiyo helitaanka adeegga dadweynaha


Shuruudaha U-qalmitaanka

Dhammaan adeegyada ku taxan waa lacag la’aan

Adeegyada waxaa loo fidiyaa qaxootiga, magangalyo-doonka iyo badbaadayaasha SGBV. Balan waxaa la sameeyaa saacadaha shaqada gudahooda iyo maalmaha shaqada, Isniinta ilaa Jimcaha, 8:00 subaxnimo ilaa 5:00 galabnimo - Tixgelin ayaa la siiyaa kiisaska degdegga ah ee ka dhaca saacadaha shaqada ee rasmiga ah.


Helitaanka Adeegyada

Adeegyada sidoo kale waxaa laga heli karaa iyadoo la wacayo 0703848641. Wicitaannada waxaa lagu wici karaa saacadaha shaqada ka baxsan, kiisaska degdegga ah.

Sababtoo ah COVID 19, adeegyada sharciga iyo latalinta waxaa lagu sameeyaa ballan iyadoo la wacaayo lambarka.

Adeegyada waa la heli karaa iyadoon loo gudbin.

Fasiraadda luqadaha Oromo, Somali, South Sudan, English, iyo Kiswahili ayaa si joogta ah looga heli karaa dhismayaashayada.

Adeegyada waxaa lagu heli karaa luuqadaha soo socda iyadoo lagu turjumayo telefoonka - Oromo, Somali, South Sudan, English iyo Kiswahili.

Turjumaanno dumar ah ayaa la heli karaa.

Albaabka laga soo galo meeshan wuxuu leeyahay jaranjaro.

Goobtani waxay leedahay shaqaale haween ah.

Dhammaan adeegyada ku taxan waa lacag la’aan.

Adeegyada waxaa la heli karaa Isniinta ilaa Jimcaha: 8:00 subaxnimo - 5:00 galabnimo.

Xafiisyadu way xidhan yihiin maalmaha ciidaha.

Wicitaanada ayaa la sameyn karaa saacadaha shaqada ka baxsan, xaaladaha degdega ah.

Sababtoo ah COVID 19, adeegyada sharciga iyo latalinta waxaa lagu sameeyaa ballan iyadoo la wacayo lambarrada RCK.


Habka Jawaab celinta iyo Waqtiga Jawaabta

Telefoon, emayl, muuqaal ahaaneed

Sida ugu dhaqsaha badan

Saacadaha furitaanka

Isniin:
08:00 AM - 05:00 PM
Talaado:
08:00 AM - 05:00 PM
Jimce:
08:00 AM - 05:00 PM
Khamiis:
08:00 AM - 05:00 PM
Arbaco:
08:00 AM - 05:00 PM