Warbixin ku saabsan meesha iyo sida loo helo rukhsadda shaqada Class M - Nairobi

Waaxda Adeegyada Socdaalka

Sifo

Adeegyada

Bixinta rukhsadda shaqada M

Shuruudaha U-Qalmitaanka ama Shuruudaha Helitaanka Adeegyada

Markaad codsaneyso rukhsad shaqo waxaad u baahan tahay:

• Warqad ka timid loo shaqeeyaha aad damacsan tahay ama, haddii ganacsi gaar ah, shahaadada ku biirista

• 2 sawir oo baasaboor midab leh

• Kaarka Aqoonsiga Qaxootiga

• Warqada Aqoonsiga ee Xoghaynta Arimaha Qaxootiga

Helitaanka Adeegyada

Adeegyada waxaa lagu bixiyaa luuqadaha Ingiriiska iyo Kiswahili

Adeegani wuu xidhan yahay maalmaha ciidaha


Kanaallada Jawaab celinta ee Ku Saabsan Adeegyada iyo Jaangooyada Waqtiga

Iyada oo loo marayo Maamulaha Xoghayaha Guud ee Waaxda Socdaalka, Xakamaynta Xuduudaha iyo Diiwaangelinta Dadka

Saacadaha furitaanka

Isniin:
08:00 AM - 05:00 PM
Talaado:
08:00 AM - 05:00 PM
Khamiis:
08:00 AM - 05:00 PM
Arbaco:
08:00 - 05:00 PM
Jimce:
08:00 AM - 05:00 PM

Email

dis@immigration.go.ke