Lagu cusbooneysiiyay: 2022/10/18

Adeegyada 

Waxbarashada dugsiga hoose 

Shuruudaha u-qalmitaanka ama shuruudaha gelitaanka adeegyada 

Si aad u hesho adeegan, waa inaad tahaay: 

  • Qaxooti 
  • Magangalyo-doon (Diiwaan gashan iyo mid aan diiwaan gashanayn) 
  • Xubinta bulshada martida loo yahay 

Markaad codsanayso, waxaad u baahan tahay inaad haysato
waxyaabaha soo socda: 

  • Shahaadada dhalashada Kenya 
  • Xaashida caddaynta 

Helitaanka 

  • Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare 
  • Goobtan waxaa ku sugan shaqaale dumar ah 
  • Goobtani waxay leedahay musqulo u gaar ah ragga iyo dumarka 
  • Dhammaan adeegyada liiska ku jira waa lacag la'aan 
  • Tirada musqulaha la isticmaali karo ayaa ku filan ardayda
    xaruntan 
  • Musqulaha oo lagu kala saaro jinsiga 
  • Musqulaha looma habeeyo dadka naafada ah 
  • Xarunta waxbarashadu ma laha koronto 

Saacadaha Furitaanka

Isniin ka furan -8:00 AM ku -4:00 PM

Talaado ka furan -8:00 AM ku -4:00 PM

Arbaco ka furan -8:00 AM ku -4:00 PM

Khamiis ka furan -8:00 AM ku -4:00 PM

Jimco ka furan -8:00 AM ku -4:00 PM

Macluumaadka xiriirka

Cinwaanka

Hagadera Street

0.0008793
40.3669421

Halkan guji si aad u aragto cinwaanka Khariidadaha Google.