Lagu cusbooneysiiyay: 2021/06/25

Adeegyada

La talinta sharciga

Matalaada maxkamadaha iyo saldhigyada booliska

Caawinta codsiyada ruqsadaha shaqada iyo liisanka

Matalaad kiisaska SGBV

Warbixin ku saabsan xuquuqdaada

Warbixin ku saabsan hanaanka magangalyo ee Kenya

Caawinta buuxinta dukumiintiyada sharciga ah

U waafajinta ballamaha sharciga ama maamulka ee arrimaha la xiriira socdaalka, SGBV, carruurta

Caawinta diyaarinta wareysigaaga magangalyada

Matalaad sharciyeed maxkamadaha iyo saldhigyada booliska

Kiisaska ciqaabta ah

Dhalasho, guur, geeri ama shahaadooyin kale oo shaqsiyeed

Khilaafaadka qoyska

Adeegyada sharciga ee ka badbaadayaasha rabshadaha

Adeegyada sharciga ee dadka xiran

Adeegyada sharciga ee dadka aan wadan lahayn

Adeegyada waxaa loo fidiyaa qaxootiga, magangalyo-doonka iyo badbaadayaasha SGBV. Balan waxaa la sameeyaa saacadaha shaqada gudahooda iyo maalmaha shaqada, Isniinta ilaa Jimcaha, 8:00 subaxnimo ilaa 5:00 galabnimo - Tixgelin ayaa la siiyaa kiisaska degdegga ah ee ka dhaca saacadaha shaqada ee rasmiga ah.

Helitaanka Adeegyada

Adeegyada sidoo kale waxaa laga heli karaa iyada oo la wacayo 0703848641.

Wicitaanada ayaa la sameyn karaa saacadaha shaqada ka baxsan, xaaladaha degdega ah.

Sababtoo ah COVID 19, adeegyada sharciga iyo latalinta waxaa lagu sameeyaa ballan iyadoo la wacaayo lambarka. Adeegyada waa la heli karaa iyadoon loo gudbin.

Fasiraadda luqadaha Oromo, Somali, South Sudan, English, iyo Kiswahili ayaa si joogta ah looga heli karaa dhismayaashayada.

Adeegyada waxaa lagu heli karaa luuqadaha soo socda iyadoo lagu turjumayo telefoonka - Oromo, Somali, South Sudan, English iyo Kiswahili.

Turjumaanno dumar ah ayaa la heli karaa.

Albaabka laga soo galo meeshan wuxuu leeyahay jaranjaro.

Goobtani waxay leedahay shaqaale haween ah.

Dhammaan adeegyada ku taxan waa lacag la’aan.

Adeegyada waxaa la heli karaa Isniinta ilaa Jimcaha: 8:00 subaxnimo - 5:00 galabnimo. Xafiisyadu way xidhan yihiin maalmaha ciidaha. Wicitaanada ayaa la sameyn karaa saacadaha shaqada ka baxsan, xaaladaha degdega ah.

Sababtoo ah COVID 19, adeegyada sharciga iyo latalinta waxaa lagu sameeyaa ballan iyadoo la wacayo lambarrada RCK.

Farsamaynta Jawaabta iyo Waqtiga

Telefoon, emayl, muuqaal ahaaneed

Sida ugu dhaqsaha badan

Saacadaha Furitaanka

Isniin ka furan 08:00 AM ku 05:00 PM

Talaado ka furan 08:00 AM ku 05:00 PM

Arbaco ka furan 08:00 AM ku 05:00 PM

Khamiis ka furan 08:00 AM ku 05:00 PM

Jimco ka furan 08:00 AM ku 05:00 PM

Cinwaanka

Hagadera, Hagadera Refugee camp, Kenya