Lagu cusbooneysiiyay: 2021/06/25

Adeegyada

Khilaafaadka qoyska

Nidaamka furiinka:

Bixinta shahaadooyinka furiinka

Bixinta shahaadooyinka guurka

Shuruudaha U-qalmitaanka iyo Adeegyada Helitaanka

Furniinka iyo arrimaha guurka ee khuseeya lammaanaha muslimiinta waxaa xukuma Khadii Garsoorka

Wakiillada ADR ayaa sidoo kale laga heli karaa dhammaan kaamamka

Caawinta sharciga iyo la talinta sidoo kale waxaa laga heli karaa xafiisyada Dalada Qaxootiga ee Kenya (RCK)

Khadii Garsoorku waxay kaloo bixisaa shahaadooyinka guurka

Cinwaanka

Dadaab Refugee Camp, Dadaab, Kenya